(Akhriso) Puntland oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka Shirka Dhuusamareeb

Maamulka Puntland ayaa caawa soo saaray War-saxaafadeed uu ku cadeynayo mowqifkooda ku aadan Shirkii lagu balansanaa ee Dhuusamareeb 3. Puntland ayaa ku eedeysay madaxda DF iney ku kaceen arrimo lagu fashilinayo hirgelinta qodobadii ka soo baxay shirarkii Dhuusamareeb 1 iyo 2, isla markaana carqalad ku noqonaya natiijo kasta oo ka soo baxda shirka Dhuusamareeb 3. … Continue reading (Akhriso) Puntland oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka Shirka Dhuusamareeb